Ra’iisul Wasaaraha DFS Xamsa Cabdi Barre ayaa Shahaada sharaf gadoonsiiyay shirkadda diyaaradaha Freedom Airlines Express.
Maamulaha Freedom Airlines Somalia Mukhtar Hamud ayaa ka gadoomay Ra’iisul Wasaaraha DFS Xamsa Cabdi Barre Shahaada sharaf ah adeega wanaagsan ay bulshada soomaaliyeed u heyso shirkadda diyaaradaha Freedom Airlines Express.
Shahaada Sharaf
Shahaada Sharaf HAY’ADDA DUULISTA RAYIDKA SOOMAALIYEED ayaa gudoonsiisay shirkadda Freedom Airlines Express shahaado sharaf “BARNAAMIJ KA AMNIGA DIYAARADAHA” (Aircraft Operator Security Programme)
APRECIATION CERTIFICATE
This Certificate is presented to Freedom Airlines In recognition of their Excellent services.
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo markii u horreysay bixisay shahadaada amniga diyaaradaha Muqdisho
,Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo markii u horreysay bixisay shahadaada amniga diyaaradaha Muqdisho , November 26, 2023- Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Security Programe), kaddib markii ay shirkadda buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa.Maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed , […]
Freedom Air First Company to Get Aircraft license in Somalia
As a app web crawler expert, help organizations adjust to the of the internet promoting. Far away, behind the word.
Freedom Air Get Telecommunication License from NCA
As a app web crawler expert, help organizations adjust to the of the internet promoting. Far away, behind the word.